Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu danbeeyay Markabka Hubka Ee PL qabatay
    Puntland

    Wararkii ugu danbeeyay Markabka Hubka Ee PL qabatay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxay ahaayeen Sadex Markab mid horay,waxaa uqabatay oo kala degtay Hubkii Dowlada Eretereya,halka kii Labaadna ay isla Eretereya hada hayso,kanna,waa kii Sadexaad,sidaa waxaa ii sheegay Sarkaal ka mid hay’adaha amaanka PL.

    Markabku in usoo maray Masar,ayay xaqiijinayaan laamaha amaanka PL ka hor inta uusan ku xumaan Xeebta Bareeda ee PL,isagoo raba in uu la laabto Raasiga.

    Shacabka PL ee Xeebaha,ayaa arkay oo soo sheegay,waxaana dhacday in ay kala degeen Qoryo fudud oo 20- gaaraya,kuwaasoo haatan laga daba tagay,sida ay ii xaqiijiyeen Saraakiil ka mid ah Ciidamada Badda PL.

    Maraakiibtan iyo Hubkooda,waxaa ku Shaqaysta Shirkado Calooshood ushaqaystayaal ah oo degan Asarbajaan iyo Seerbiya,sida uu iisheegay Sarkaalkaas ka tirsan hay’adaha amaanka PL.

    Waa xog kale oo muujinaysa in Hubkan aysan cidna lahayn oo PL cidna aysan ka xigin maadaama Xuduuda Badeeda ay ka qabatay ayna ka hawlgaleen Ciidamada PMPF ee uxilsaaran amniga Badaha oo caalamku ku og yahah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.