Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu danbeeyay Xogaha argagixisada Buurta Calmiskaad
    Puntland

    Wararkii ugu danbeeyay Xogaha argagixisada Buurta Calmiskaad

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Argagixisada oo wal-wal ka qabta hawlgalka xooga leh ee kusoo wajahan,ayaa sameeyay Sahan ku aadan goobaha ay ku gaban karaan ama ay ka bixi karaan.

    9-Nin ayay udireen Sahan,kuwaasoo gaaray Aaga Degmada Murcanyo,waxĂ ana ka mid ah Goobaha ay sahminayeen……

    1.Toga Galaal.
    2.Toga Laaso Guduudan.
    3.Toga Dhurbo.

    Sagaalka Nin ee ay Sahanka udireen Lix ka mid ah,way laabatay,halka Sadex lagu arkay Maanta Toga Ceelasha Wiyeerkaa leh ee Darale ee ujirta
    18-km Murcanyo.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.