Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Warbixinta Amniga Puntland Ee Todobaadkan
    Puntland

    Warbixinta Amniga Puntland Ee Todobaadkan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Argagixisada Daacish,waxaa Saakay iska soo dhiibay horin ka faa’idaysanaysa baaqii Madaxweynaha.

    Horintan oo Ciidanka PL isku soo dhiibay,waxay ku Hubaysnaayeen Qoryo Boobayaal ah.

    Hawlgalka sifaynta argagixisada si habsami leh,ayuu usocdaa.

    Jiic-boore?

    Dagaal kama dhicin waa Rasaas dhexmartay Labada Awboos ee Galmudug iyo Puntland.

    Waxaa kaloo jiray Nin Reer Miyi ah oo kasoo jeeda Galmudug oo Aagaas Shalay ku dhintay rabi ha’unaxariisto.

    Xarfo?

    Shaqaaqadii dhacday si wanaagsan,ayaa loo xakameeyay oo loogu guulaystay Labada Jifi ee ay kasoo kala jeedeen Dhalinyarada khaladka samaysay,waa qaateen Gudoonka lagu riday.

    Islaan Bashiir oo maqnaa,waa yimid,wuxuuna imaanshihiisu wax weyn ka tarayaa si rasmi ah in khilaafkan Labada Jifi loosoo afjaro.

    Guud ahaan Amniga PL,waa fiican yahay.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.