Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Warbixinta dagaalka sifaynta argagixisada Ee Maanta
    Puntland

    Warbixinta dagaalka sifaynta argagixisada Ee Maanta

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 20, 2025Updated:February 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Difaaca Puntland,waxay Gacanta ku dhigeen Deegaanka Qurac iyo Dandamale oo ujirta Taliska Guud ee argagixisada ee Sheebaab 34-KM.

    Ciidanku Maanta,waxay sifeeyeen 10-KM.

    Saakay argagixisada,waxaa la garaacay,waxaana looga dilay garaacistaas 20-Nin.

    Dagaal toos ah oo dhexmaray argagixisada iyo Ciidanka Difaaca PL,waxaa looga dilay argagixisada 28-Nin.

    Waxaa jiray Niman Guri isku qariyay oo damacsanaa in ay Ciidanka isku qarxiyaan,waase la ogaaday oo waa lagu dumiyay,waana kuwa Sawiradooda lasoo bandhigay.

    Khasaaraha soo gaaray Ciidanka Difaaca P L,waa Gaari kuwa hawlgalka ah oo Miino la qaraxday,waxaana ku dhintay Hal Shihiid,iyadoo Lix kalena ku Dhaawacmeen.

    Ciidanka haatan halka uu ku sugan yahay marka laga anba qaado,waxaa uharsan Laba Maalin dagaal oo ay ku gaarayaan…

    1.Daramadow.
    2.Gaatir oodan.
    3.Sheebaab.

    Sadexdaas hadii laga qabsado,argagixisada,waa jabeen,waxa harayna,waa firxad la cayrsanayo oo Miraale,Buq ilaa Baallade uu gaari karo firxadkooda.

    Si gaar ah Sheebaab,waa halka Toga-jeceel ku dhamaado oo kasoo yaraado,isla markaana ay ku leeyihiin fariisinka ugu weyn.

     

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/02/VID-20250220-WA0036.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/02/VID-20250220-WA0038.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/02/VID-20250220-WA0039.mp4

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/02/VID-20250220-WA0041.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/02/VID-20250220-WA0042.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/02/VID-20250220-WA0043.mp4

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/02/VID-20250220-WA0046.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/02/VID-20250220-WA0047.mp4

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/02/VID-20250220-WA0051.mp4

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/02/VID-20250220-WA0055.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/02/VID-20250220-WA0054.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.