Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Warbixinta hawlgalka sifaynta argagixisada Ee Maanta
    Puntland

    Warbixinta hawlgalka sifaynta argagixisada Ee Maanta

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 4, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Turmasaale: 04 March 2025: Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ku sugan Turmusaale, waxay maanta sameeyeen hawlgalo ay ku ugaarsanayaan firxadka Argagixisada Daacish sida dhuumalaysiga ah u aasa miinooyinka, Ciidanka ayaa isu maray deegaannada ku hareeraysan Togga-jeceel iyo Togga Ina Cidoole, gaar ahaan deegaanka Dhextaal oo ay ku dhuumaleysanayeen firxadka Argagixisada Daacish.

    Waxay Ciidanku isku fidiyeen Talisyadii iyo deegaanadii ay ku dhuumaalaysanayeen Argagixisadu, iyagoo halkaasi ka helay godadkay degnaayeen iyo agabkii ay uga carareen.

    Ciidanka Dowladda Puntland ee ciribtiraya Argagixisada,waxaa ka go’an in ay Godkasta iyo meelkasta oo ay ku dhuumanayaan Argagixisada Daacish ay lug ugu galaan illaa ay ka ciribtiraan Puntland oo dhan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.