Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Warbixinta Maanta Ee Dagaalka sifaynta argagixisada
    Puntland

    Warbixinta Maanta Ee Dagaalka sifaynta argagixisada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 21, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maanta ma dhicin wax dagaal ah kaliya Ciidanku horay,ayuu uruqaansaday Shido la’aan.

    Shalay,waxaa dhacay dagaal guul weyn lagu gaaray hadana dhibka soo gaaray Ciidamada Difaaca Puntland uu koobnaa.

    Afar Askari oo Shahiiday iyo 6-Dhaawac ah,ayuu noqday dhibka lagu hantay Guushii Shalay ee Ciidamada Puntland.

    Muhiimada,waa sifaynta fariisimaha kala ah…

    1.Gaatir-Oodan
    2.Curaar.
    3.Sheebaab.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/02/AQPr5nKjrT0WyuSVgrWARh4uBzidNgN4LADvSQkA37tNJSAaQ1EEVShhWshZkR2gTcvY5oI8AOPhDHntnCFawGyf.mp4

    Sida muuqata Ciidamada Difaaca Puntland si khibrad sare leh ayay ugalayaan dagaalka xiligan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.