Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wargalin:-Fasax Xarumaha Waxbarashada Degmooyinka; Garowe, Dangoroyo iyo Godobjiran.
    Puntland

    Wargalin:-Fasax Xarumaha Waxbarashada Degmooyinka; Garowe, Dangoroyo iyo Godobjiran.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 18, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland waxa ay hakisay Iskuullada furan iyo Jaamacadaha magaalooyinka Garowe, Dangoroyo iyo Godobjiran oo ay ku qabsoomayso doorashada tooska ah ee goleyaasha deegaanka.

    Wasaaraddu waxa ay ogaysiinaysaa goobaha waxbarashada ee saddexda degmo in ay fasaxaan Ardayda iyo Macallimiinta inta u dhaxaysa 22-24 Luulyo 2024, maadaama qaar ka mid ah goobaha waxbarashada ay ku qabsoomayso doorashada Golaha deegaanka degmooyinkan.

    Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland waxay faraysaa Maamuleyaasha iskuullada furan, Jaamacadaha iyo guud ahaan goobaha Waxbarashada degmooyin Garowe, Dangoroyo iyo Godobjiran in ay ku wargeliyaan waalidiinta iyo ardayda, fasaxa maalmaha doorashada ee kor ku xusan.

    DHAMMAAD

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.