Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»WARGELIN DHISMAHA GOLAHA DEEGAANKA DEGMOOYINKA GOBOLKA NUGAAL.
    Puntland

    WARGELIN DHISMAHA GOLAHA DEEGAANKA DEGMOOYINKA GOBOLKA NUGAAL.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 22, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ku: Xisbiyada Siyaasadda Dowladda Puntland Garowe
    Og: Madaxweynaha Dowladda Puntland Garowe

    UJeeddo: Soo gudbin Heshiiska Xisbiyada ee

    Dhismaha Golaha Degaanka Degmooyinka Gobolka Nugaal.
    Tixraac warqadda summadeedu tahay XWK/WAG//F/D/30/2024 kuna taariikhaysan September 25, 2024, kana soo baxday Xafiiska Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, ujeeddadeeduna ahayd soo gudbin heshiiska Xisbiyada Siyaasadda ee ah Dhismaha Golaha Deegaanka 3-da Degmo ee Gobolka Nugaal.

    Sidaa darteed, madaama qodobka 29-aad ee Xeer LR.7 Farqaddiisa 1-aad aysan ka hirgelin Doorashadii 3-da Degmo ee Gobolka Nugaal, waxaa Xisbiyada Siyaasadda lagu wargelinayaa markii 2-aad in ay soo gudbiyaan qaabka ay ku dhisanayaan Degmooyinka kor ku xusan iyaga oo ku salaynaya qodobada uu siinayo Xeerka Maamulka Gobolada, Degmooyinka iyo Dhismaha Goleyaasha Deegaanka ee LR.7.

    Haddaba, maadaama Xubnaha Golaha Deegaanka la doortay ay xaq u liiyihiin in ay xasaanadda Xildhibaannimo qaataan, lana fariisiyo Golaha Deegaanka si ay ugu adeegaan bulshada, waxaa laga codsanayaa Madaxda Xisbiyada Siyaasadda Dowladda Puntland in heshiiska Xisbiyadu ay Wasaaradda la soo wadaagayaan uu noqdo mid ay soo saxiixeen Madaxda Xisbiyadda Siyaasadda ee saxiixa rasmiga ah leh, ugu dambayn 02/11/2024.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.