Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasaarada Waxbarashada PL oo uyeertay Ardayda Deeqaha Waxbarasho Ee Master-ka
    Puntland

    Wasaarada Waxbarashada PL oo uyeertay Ardayda Deeqaha Waxbarasho Ee Master-ka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 29, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dawladda Puntland waxa ay dhammaan ogaysiinaysaa ardayda soo xaraystay Deeqda Waxbarashada ee heerka labaad (Master) ee Dalka Itoobiya in Imtixaanka la geli doono maalinta Sabtida ah ee (31/8/2024).

    Imtixaanka waxaa lagu geli idoonaa Xarunta Dhexe ee Jamacadda PSU Garowe 8: 00am subaxnimo.

    Dhammaan ardayda waxaa la ogaysiinayaa in ay ku soo xeroodaan Garoowe ka hor (30-8-2024).

    Sidoo kale, waxaa la idin ku wargalinayaa in arday kasta uu soo qaato aqoonsigiisa iyo Cumputer-kiisa gaarka ah.

    Mahadsanidin.

     

    Halkan ka akhriso:-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.