Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasaarada Waxbarashada Puntland oo ay ka banaan yihiin fursado Shaqo
    Puntland

    Wasaarada Waxbarashada Puntland oo ay ka banaan yihiin fursado Shaqo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BANDHIG FURSADO SHAQO

    Fursadaha Shaqo ee Wasaaraddu ay qaadanayso ayaa kala ah;
    1. Maamulaha Dugsiga Sare ee Buurtinle.
    2. Maamulaha Dugsiga Sare ee Gambool-Garoowe.
    3. Maamulaha Dugsiga Sare ee Baargaal.

    Xirfadda iyo Heerka Aqoonta looga baahan yahay codsadaha shaqada:

    1. Muwaadin Soomaali ah.
    2. Shahaadada darajada Koowaad ee heer Jaamacadeed oo ay Wasaaraddu ay aqoonsan tahay.
    3. Khibrad macallinnimo oo aan shan sano ka yarayn.
    4. Khibrad Maamul oo la xiriirta nidaamyada waxbarashada ugu yaraan 3 sano.
    5. Ku tilmaaman yahay sifooyinka hoggaaminta, maareeynta mushkiladaha iyo go’aan qaadashada.
    6. Lahayn balwad caafimaadkiisa, shaqadiisa, go’aan qaadashadiisa ama sumcadiisa bulshada dhexdeeda wax u dhimi karta.
    7. Akhlaaq fiican iyo dulqaad, ka fayow yahay cudurada la is qaadsiiyo, aanu lahayna iin wax u dhimmi karta gudashada xilkiisa.
    8. Horay u galin fal-dambiyeed maxkamad xukuntay.
    9. Leeyahay xirfado dad la dhaqan wanaagsan iyo wadashaqeyn.
    10. leeyahay xirfadda qorista iyo diyaarinta warbixinaha (reports)
    11. leeyahay xirfadda isticmaalka Computer-ka
    12. leeyahay waayo-aragnimo ku filan oo dhanka xidhiidhka ah (communication skills)
    13. Aqoon duruqsan u leeyahay luqadaha wax dhigista iyo middiisa Hooyo ee Soomaaliga ah.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.