Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiir hore Dhabancad”Itoobiya Cadow nooma ahan”
    Puntland

    Wasiir hore Dhabancad”Itoobiya Cadow nooma ahan”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 22, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa dhab Xasan,isagaa siiyay Muuse maqaamka Dowlad la siman DFS oo sidii Laba Dowladood oo isu dhigma ula saxiixday heshiis,markii Muuse maqaamkaas kasii faa’idaystay oo Itoobiya la hor fariistayna Qaylo Afka ku shubtay.

    “Xasan ma Shalay,ayuu saxsanaa,mise Maanta,ayuu khaldan yahay?

    Maarayn,fahan iyo aragti ayay ubaahan tahay la noolaanshaha Itoobiya iyo danaheeda,iyadoo la ilaalinayo danaha Jamhuuriyada Somaliyed.

    Itoobiya,way maalgashatay Somalida in Cadow loo aqoonsadana heshiis laguma ahan,sababtoo ah Beelaha Somalidu iskuma waafaqsana doorka ay ku leedahay arimaha Somaliya.

    Dir,Raxanweyn iyo Daarood uma arkaan Itoobiya Cadow,halka Hawiye u arko Cadow xiira xiira ah.

    Xigmadu,waa Itoobiya ma’ahan Cadow ee waa Daris dan leh oo ay dantoodu geli karto arimo khatar ku noqon Kara jiritaanka Qaran Somaliyed.

    Masar,waxaan xumaan ahayn Somaliya ma tarin,halkii Shir ee ay Somali uqabatayna,waxa uu ahaa kii ugu liitay oo fashil kusoo dhamaaday,halka Itoobiya Dhiig ku bixisay fariisinta Dowladnimada Somaliya.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/nXWUAb30Wvo0pK60.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.