Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiir Jaamac “30 goobood oo kamid ah Puntland ayuu ka bilaaban tallaalka COVID-19” (VIDEO)
    Puntland

    Wasiir Jaamac “30 goobood oo kamid ah Puntland ayuu ka bilaaban tallaalka COVID-19” (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 20, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Dr. Jaamac Faarax Xasan, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ku dhawaaqay in tallaalka cudurka COVID-19 ee (AstraZeneca), laga bilaabayo deegaanada Puntland 27 bishan Maarso.

    Wasiir Jaamac ayaa sheegay in tallaalku uu ka bilaaban doono 30 goobood oo katirsan deegaanada Puntland, iyadoo lagu bilaabayo Shaqaalaha safka hore ku jira, sida shaqaalaha Caafimaadka, Ciidammada Booliska iyo Asluubta, macalimiinta, shaqaalaha Kastamyada canshuuraha iyo suxufiyiinta.

    Dr. Jaamac Faarax Xasan, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa xusay in tallaalkan oo socon doona muddo 10 maalmood ah uusan laheyn wax dhibaato ah, lana hubiyay, isagoona ugu baaqay Shacabka Puntland inay qaataan tallaalkan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.