Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiir Juxaa”Xaalka SSC,waa Baradho weli kulul”
    Puntland

    Wasiir Juxaa”Xaalka SSC,waa Baradho weli kulul”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 17, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa su’aal muhiim ah oo la waydiiyay Wasiir Juxaa.

    “Gobollada Sool,Sanaag iyo Cayn mustaqbalkooda iyo adeegii Bulshada maxaa PL uga qorshaysan?

    Jawaabta Juxaa ee uu kusoo koobay..”Baradho Kulul” kuma filna.

    Waxaa la joogaa wakhtigii meel la saari lahaa arinka SSC oo Baradhadu,waa Qabowday.

    Talo ahaan reer SSC,waxaa ueanaagsan in ay qayb kasii ahaadaan PL-ta ay ku sharafan yihiin oo ay iyagu leeyihiin kuna haystaan Matalaad macno leh.

    Waa muuqataa in aysan macquul ahayn Maamul la yiraahdo SSC oo dhismi kara,isla markaana fursada la haysto ee lagu baadi goobi karo ay dhan tahay 5%.

    BC iyo DFS ma awoodaan in ay aqbalaan Maamul SSC kasoo baxa,taa badalkeeda Safiirada Caalamku,waxay la rabaan SSC si buuxda in ay u ahaato SL.

    Halka DFS uu xayirayo Datuurka oo dhigaya Laba Gobol iyo wax ka badan oo Beelaha wada dega isku waafaqsan yihiin in ay noqon karaan Maamul.

    Kala danaysiga Siyaasadeed ee SSC iyo PL inteeda kale,waxay keeni kartaa jab Siyaasadeed oo markale ku dhaca SSC iyo Dadka dega.

    PL,waa Maamul awood leh oo aqoonsi weyn haysta oo lawada leeyahay oo lagu wada difaacan karo danaha iyo masiirka lagulana loolami karo Xamar iyo Hargaysa.

    Baarlamaanka Puntland, waxa uu muujinayaa isla Xisaabtan qurxoon.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/11/qt_WMZBcD12Ri6vL.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.