Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasiirka Amniga dawladda Puntland Cabdisamed Maxamed Gallan ayaa ka warbixiyey dagaal dhimasho iyo dhaawac loogu geystay kooxaha argagixisada ee ku dhuumaleysanaya buuraha Calmiskaad iyo Caalmadow. https://www.facebook.com/Puntlandstatetv/videos/4416360465074870