Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiirka Difaaca Malaysia” Ciidamadeena waxay diyaar u yihiin Difaaca Qudus”
    Somalia

    Wasiirka Difaaca Malaysia” Ciidamadeena waxay diyaar u yihiin Difaaca Qudus”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 10, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Difaaca Malaysia, Hishammuddin Hussein ayaa sheegay in go’aanka madaxweynaha Mareynkanka Donald Trump uu Qudus ugu aqoonsaday caasimadda rasmiga ee Israel ay tahay dharbaaxo Wejiga kaga dhacday Maslimiinta Aduunka oo dhan,isagoo tilmaamay in Militariga dalka uu diyaar u yahay inuu guto waajibaadkiisa haddii loo baahdo.

    ”  Ciidamada Hubeysan ee Malaysia (ATM),had iyo jeer waa diyaar,keliya waxay sugayaan amar kaga yimaada Hogaanka sare”,sidaasi waxaa Wakaaladda Wararka Malaysia ee Bernama u sheegay Hishammuddin Hussein oo ah Wasiirka Difaaca dalkaasi.

    Wuxuu hadalkiisa intaasi ku daray Wasiir Hussein” Aan u barino in Khilaafka uusan horseedin Fowdo”,

    Waxaa dad careysan ay banaannbaxo ay ka dhigeen safaaradaha Mareynkanka uu ku leeyahay dalalka Turkiga,Masar,Jordan,Tunisia,Algeria,Irag iyo wadamo badan oo caalamka ka mid ah,waxayna ka gil gisheen go’aanka qaldan uu qaatay madaxweynaha Mareynkanka ee Donald Trump.

    Maanta oo Axad ah ayaa ku dhawaad 10,000  dad Induniisiyaan ah ku hor banaanbaxay banaanka hore ee safaarada Mareynkanka uu ku leeyahay caasimadda Jakarta,iyagoo taageero u muujinayo shacabka Falastiiniyiinta,sida AFP ku warantay.

    Dadka banaanbaxa dhigayay ayaa watay boorar ay ku qoran yihiin” diblomaasiyiinta Mareynkanka haka baxaan Qudus” xoreeya Jeruslem iyo Falastiin,” Waxaan garab taaganahay Shacabka Falastiin.

    Abdirisak Jubba .

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.