Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiirka Warfaafinta Puntland oo ugefay KG iyo itoobiya
    Puntland

    Wasiirka Warfaafinta Puntland oo ugefay KG iyo itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 20, 2024Updated:May 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiir Caydiid ma matali karo Warfaafinta mana qaadi karo maqaamka Dowladnimo ee Puntland.

    Inta badan hadalkiisu waa gef iyo waxaan laga fiirsan oo usoo jiida PL magac xumo iyo Aano Siyaasadeed.

    Haatan hadalka uu ka yiri KG iyo Itoobiya,waxay PL usoo jiiday Laba khalad iyo Eed Siyaadaeed oo aan loo baahnayn…

    1.KG oo aan nahay Laba Shacab iyo Laba Maamulo oo isixtiraama Eed aan loo baahnayan,ayuu naga geliyay.

    2.Itoobiya oo ah Dowlad xiriir wanaagsan naga dhaxeeyana Toosh khaldan,ayuu ku ifiyayay danaheeda iyo xiriirkeeda KG.

    Ma’ahan markii ugu horaysay ee Wasiirka Warfaafinta PL uu ku kaco,Aano Siyaasadeed dibada ah, kicin Shacab oo gudaha iyo daadifayn aan baahi loo qabin oo Siyaasiyiinta macnaha leh ka dhan ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.