Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wax badan ka ogow Imtixaanka Shahaadiga ah Ee PL heerarka usoo maray
    Puntland

    Wax badan ka ogow Imtixaanka Shahaadiga ah Ee PL heerarka usoo maray

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 31, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Imtixaanka PL oo qaadistiisu soo bilaabatay in 2003 xilli aysanba dhisnayn DFS ee soo mara habraacyo loo jideeyay oo ku fadhiya shuruuc caalamiya oo aqoonsi ka haysta Hay’ado iyo Dowlado waa weyn,ayuu rabaa Faarax Dalladihiisa Xamar in la hoosgeeyo.

    Nidaamka Fadaraalka ah Caafimaadka iyo Waxbarashada,waa Shaqada Dowladaha Xubnaha ka ah DFS ee ma’ahan Shaqo Dowlada Qaran ee dhexe.

    Marna ma dhici doonto in Arday reer PL ah Imtixaankiisa iyo Shahaadadiisa ay ku xirnaato Dowlad Dhexe.

    Imtixaanka iyo Shahaadada Puntland way ka sugan yihiin oo looga kalsooni badan yahay Imtixaanka iyo Shahaadada Dalladaha Waxbarasho ee Xamar ay bixiyaan.

    PL,waa isku filan tahay,waxaana ilaahay mahadii ah Mashaariicdii soo jireenka ahaa ee caalamku ku taageeri jiray Waxbarashada PL in ay sidoodii usocdaan.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka soo jireenka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/07/An_ffdKAwS5iM8S8f3TPk-22Voq0bxqS6FxvKGz8FHU6UDoxPEbgIVIETxPj0kNKKagKyPkggyX0aDY4KV2GkyE.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.