Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wefti balaaran oo Puntland ka socda oo gaaray Galkacyo
    Puntland

    Wefti balaaran oo Puntland ka socda oo gaaray Galkacyo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wafti ballaaran oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakil ayaa caawa soo gaaray Degmada Gaalkacyo, iyadoo ujeedka safarkoodu yahay xal u helida shaqaaqadii xalay ka dhacday Magaalada Gaalkacyo
    Wafdigan oo ay wehlinayeen Maamulka Gobolka iyo Degmada, oo warbaahinta la hadlay ayaa ka tacsiyey dadkii ay waxyeeladu kasoo gaartay shaqaaqadii dhacday naf iyo maal,iyagoona sheegay in talaabo laga qaadi doono cid waliba oo ku lug lahayd falkan sharcigana la horkeeni doono.

    Sidoo kale, masuuliyiinta ayaa bulshada Gaalkacyo ugu baaqay in laga wada shaqeeyo nabadda iyo wadajirka si loo ilaaliyo deganaanshaha Gobolka, Iyagoo ballanqaaday inay ka shaqeynayaan xal waara oo lagu nabadeynayo Deegaanka.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/AQN3BYhuBKL1ojsgEtb3vViQldmgpq-C99UH3-TbG8QnC-0CMut8da4n5fMi5TEI4lRRffjRqpyti8O9zGOIOYUQ.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.