Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wefti heer Wasiir ah oo Puntland ku matalaya Shirka Cimilada Ee Adis.
    Puntland

    Wefti heer Wasiir ah oo Puntland ku matalaya Shirka Cimilada Ee Adis.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 8, 2025Updated:September 8, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirka Labaad ee Cimilada Qaarada Afrika oo Itoobiya ay martigelinayso,ayaa markale si qurux badan uga furmay caasimada Adis-ababa.

    Shirkan,waa umuhiim guud ahaan qaarada,gaar ahaan Rw Abiy oo dadaal geliyay kor uqaadida ilaalinta Deegaanka.

    Isbadalka cimilada caalamka,gaar ahaan Wadamada Dunida 3-Aad,waa mid ka mid qodobada xasaasiga ah ee mudnaanta uleh caalamka oo idil.

    Somalida Shirkan,waxay uga qaybgaleen Sadex qaybood oo kala ah……

    1.Wefti ka socda DFS oo uu hogaaminayo Madaxweynaha wakhtigu kasii dhamaanayo ee Xasan.

    2.Wefti ka socda PL oo Madaxtooyada iyo Wasiiro ka kooban.

    3.Wefti ka socda SL oo heer Wasiir ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.