Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wefti muhiim ah oo ka socda Dowlada UK oo soo gaaray Garowe
    Puntland

    Wefti muhiim ah oo ka socda Dowlada UK oo soo gaaray Garowe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weftigan sare ee ka socday Dowlada UK,waxay kala ahaayeen….

    1.Madaxa Siyaasada ee Safaaradaha UK Nayrobi.

    2.Uqaybsanaha arimaha Milleteriga Safaarada UK ee Nayrobi.

    3.Madaxa xiriirka Safaarada UK ee Nayrobi.

    4.Madax qaybeedyo kale oo muhiim ah.

    Ujeedka socdaalkoodu,wuxuu daaran yahay amaanka….

    B.In wada shaqayn toos ah oo PL iyo UK si rasmi ah loo bilaabo.

    T.In xogaha lays dhaafsado.

    J.In UK ka taageerto PL tababarada iyo Qalabaynta Ciidamadeeda kala duwan.

    Dhanka PL kulanka,waxaa Shir gudoominayay MW Deni,waxaana qayb ka ahaa Wasiirka Madaxtooyada iyo Talyayaasha Ciidamada Wardoonka,Booliska,Daraawiishta iyo Badda.

    10-ka Bisha,waxaa Garowe kusoo wajahan wefti Maraykan ah oo sare.

    Waxaa muuqata in PL horumar ka samaynayso xiriirka caalamka oo horay loogu dhaliilay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.