Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wefti sare oo Turkiga ka socda oo gaaray Bosaso
    Puntland

    Wefti sare oo Turkiga ka socda oo gaaray Bosaso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 4, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu danbayn Turkigu,wuxuu aqbalay in uu wajaho Puntland oo toos ugala xaajoodo Markabka Hubka.

    Inkiraadii Turkigu inkarayay PL in ay tahay mid ka mid ah Albaabada laga soo galo Siyaasada Somaliya,ayuu meesha ka saaray.

    Weftiga Turkiga ah ee yimid PL,wuxuu waxba kama jiraan ka dhigay erayadii Dowlada Xamar ee ahaa (PL,waxay qafaalatay Markab).

    Sidoo kale,weftigan imaanshihiisu,wuxuu waji gabax ku yahay isla Dowlada Xamar,isla markaana PL maqaamkeeda Nidaam,ayuu kor usii qaadayaa.

    PL,waa nidaam masuul ah oo leh hay’ado dhismay oo Dowladeed,waxayna horay ugu casuntay Turkida in ay kusoo biiraan baarista ay wado,taasoo Turkidu haatan kasoo jawaabeen.

    Baarista PL kadib,waxaa soo bixi doona natiijada oo noqon karta…

    1. Mid lagu fasaxo Markabka.
    2.Mid lagula wareego Markabka.
    3.Mid qayb ahaan lagu sii daayo Hubka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.