Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Weftiga M.xigeenka oo kulamo muhiim ah la qaatay Madaxda Wadamada Yurub
    Puntland

    Weftiga M.xigeenka oo kulamo muhiim ah la qaatay Madaxda Wadamada Yurub

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyna ku xigeenka Puntland, Wasiirka Beeraha,Wasiir ku xigeenka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah,waxaa lagu soo dhaweeyay Wadanka Jarmalka.

    Si gaar ah,waxay ula kulmeen Madaxda Dowlad Gobaleedka North Rhine–Westphalia Düsseldorf ee Jarmalka.

    Madaxweynaha Dowladda Goboleedka North Rhine,ayaa qaabilay M.xigeenka Dowlada Puntland.

    PL iyo DG Noth Rhine,waxay ka siman yihiin ku dhagnaanshaha Nidaamka Fadaraalka oo Labada DG ay ku gaareen guulo waa weyn.

    DG North Rhine-Westphalia,waxa uu sameeyay horumar baaxad leh oo mudan in laga tusaale qaato oo laga faa’idaysto,waxayna PL uballanqaadeen iskaashi buuxa.

    Talaabo loo baahnaa ayay ahayd in Dowladu wakhtigeliso xiriirka caalamiga ah iyo Qurba joogta,waxayna ka mid ahaayeen Qodobadii lagu dhaliilay hogaaminta MW Deni oo wax laga qabtay…

    1.Xiriirka Caalamiga iyo Qurba joogta.
    2.Albaabada in loo furo Bulshada Gudaha.

    MW Deni,waxa uu ku jiraa booqasho uu ku marayo Gobolada si uu ula kulmo Bulshada ugana dhagaysto cabashadooda.

    Weftiga M.xigeenku hogaaminayo,waxay booqasho ku joogaan Yurub,iyagoo kasoo bilaabay socodkooda Xarunta Midowga Yurub ee Belgium oo ay Jaaliyada iyo Madaxda Midowga Yurub kula kulmeen.

    Sidoo kale weftiga,waxaa uqorshaysan in ay maraan Sweden,Norway,Finland iyo UK.

    Maraykanka, waxaa maraya wefti uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha oo kulamo waa weyn la yeeshay Jaaliyadaha iyo Dowlada Maraykanka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.