Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wefuud Maraykanka iyo Itoobiya ka socda oo gaaray Puntland
    Puntland

    Wefuud Maraykanka iyo Itoobiya ka socda oo gaaray Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 2, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laba wefti oo Sare kana kala yimid Maraykanka iyo Itoobiya,ayuu MW Deni ku qaabilay Carmo oo uu hada ku sugan yahay.

    Labadan wefti,waa dhanka amaanka iyo taageerada PL ay ka siinayaan hawlgalka qorshaysan.

    Maraykanku, waxa uu hawlgalka ku taageerayaa Diyaarado,Qalab iyo Ciidan la hawlgala kuwa PL.

    Itoobiyaanku,waxay hawlgalka uga qayb qaadanayaan Sahanka,Wardoonka iyo tababarada.

    Sidoo kale,waxaa ilaa 5-ta Bisha aimaanaya wefti sare oo Ingiriiska ka socda,kuwaasoo iyaguna qayb ka ah taageerada hawlgalka.

    PL,waxay hawlgalkan ku heshay taageero caalamiya.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.