Wadada Galkacyo-Xarfo,waxaa la dhagax dhigayaa maalmahan soo socda,waxaana Mudug tagaya Mw Deni iyo wefti la socda.
40-km,ayaa la dhisayaa oo Shirkadii heshay qandaraaska,ayaa la shaacinayaa isla maalmahan.
Dowlada Puntland,ayaa bixinaysa Lacagta ku baxaysa dhismaha Wadadan oo gaaraysa $9-Milyan.
Sidoo kale,waxaa wax laga qabanayaa….
- Garoonka diyaaradaha.
- Biyaha Galkacyo.
- Gudiga horumarinta.