Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xaafiiska QM Ee Siyaasada (UNSOM) oo ay dhici karto in Magac iyo Awoodo cusub la siiyo
    Puntland

    Xaafiiska QM Ee Siyaasada (UNSOM) oo ay dhici karto in Magac iyo Awoodo cusub la siiyo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa jirtay aragti ka dhalatay dib uqiimayn lagu sameeyay Xaafiiska UNSOM Laba Sano ka hor,taasoo oranaysay in loo badalo Ergada Qaramada Mudoobey ee Somaliya.

    Ilaa iyo hada dooda aragtidaas,way socotaa,waxaana dhici karta in UNSOM la xiro loona guuro Xaafiiska cusub ee Ergada QM ee Somaliya ama (UN COUNTRY TEAM).

    Xaafiiskaas haduu hirgalo,wuxuu noqon doonaa mid Shaqadiisu ay ka duwanaan doonto kan haatan jira ee UNSOM.

    Sida uu sheegay Afhayeenka UNSOM,xataa hadii si kama danbaysa loo xiro Xaafiiska Siyaasada QM ma saamayn doono go’aankaas Qaybaha kale ee hay’adaha QM ee ka hawlgala Somaliya.

    Si guud BC iyo Somaliduba,waxay isla qirsan yihiin in aysan Somalidu weli gaarin ka maarmida garabgalka dhinacyada badan leh ee QM.

    Ergaygii ugu horeeyay ee QM ay usoo dirto Somaliya,wuxuu yimid Wadanka April 1992,waxaana lagu magacaabi jiray Maxamed Sahnuuni,iyadoo uu xiligaas ahaa Xoghayaha guud ee QM Burtuskhali.

    Tan iyo xiligaas,waxaa Somaliya ka hawlgalay 17-ergay oo ka kala yimid Afrika,Maraykanka iyo Yurub.

    Xaafiiska Siyaasada Somaliya ee QM mudadaii uu hawlgalayay Dowlad dhiska Wadanka,wuxuu u ahaa Udub dhexaad doorka ugu weyn leh.

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.