Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xaalad Go’doon ah oo soo wajahday Degaanada Gobalka Gardafuu+VIDEO
    Puntland

    Xaalad Go’doon ah oo soo wajahday Degaanada Gobalka Gardafuu+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Roobab saacadihii ugu dambeeyay ka da’ayay Degaano katirsan Gobalka Gardafuu ayaa sababay inay xirmaan waddooyinkii gali jiray Degaanada Gobalkaas, waxaana uu haatan galay xaalad go’doon ah.

    Wadada kaliya ee isku xiri-jirtay Gobolka Gardafuu iyo Gobolada kale oo la yiraahdo Lafagorayo, ayaa hadda gebi ahaanba xirantay, sida ay maanta warbaahinta u sheegeen Xildhibaano kamid ah Golaha Wakiilada Dowladda Puntland oo degaan ahaan kasoo jeeda Gobolka Gardafuu, kuwaas oo warbixintiisa horgeeyay Kalfadhigii Golaha ee maanta.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/379375956144475/

    Gudoomiyaha Gudiga Howlaha Guud Ee Golaha Wakiiladda Dawladda Puntland Xil Muuse Siciid Xasan ayaa ka warbixiyey Waxyeelada Roobabku ay Ugeysteen Wadooyinkii Galijiray Gobolka Gardafuu, waxa uuna ku Baaqay In loo Gurmado Shacabka Degaanada Gardafuu.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/2503622193096558/

    Gobolka Gardafuu  oo dhaca bariga fog ee dhulka xeebaha bari, ayaa ku yaala dhul taariikh fog leh oo ay ka buuxaan khayraad dabiici ah oo bad iyo berriba leh. Dowladda Puntland ayaa Gobalkan magacowday sanadkii 2013-kii.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.