Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xafiiska Somaliland ee Kenya oo maanta xariga laga jarayo
    Puntland

    Xafiiska Somaliland ee Kenya oo maanta xariga laga jarayo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 29, 2025Updated:May 29, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro oo ku sugan caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ayaa lagu wadaa in maanta uu xariga ka jari doona xafiiska Somaliland ee Kenya, kaas oo dib u casriyeyn lagu sameeyay.

    Xafiiska oo lamid ah kan Somaliland ku leedahay magaaladda Addis Ababa – ayaa ka shaqeyn doona arrimaha ganacsiga iyo dadaallada Somaliland ugu jirto in loo aqoonsado dal madax banaan.

    Dowladda Kenya ayaa maalmo kahor sheegtay in ay xoojinayso xiriirka ay la leedahay Somaliland iyo Jubbaland, maadama ay kala dhexeeyaan dano ganacsi iyo mid amni.

    Madaxweyne Cirro ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Nairobi, iyadoo xubno sare oo Dowladda Kenya ah, uuna horkacayo Wasiirka Tamarta iyo Macdanta Kenya ay ku qaabileen garoonka diyaaradaha.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.