Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xamar ma waxay abaabulaysaa khatar Siyaasadeed iyo amni oo ka dhan ah PL?
    Puntland

    Xamar ma waxay abaabulaysaa khatar Siyaasadeed iyo amni oo ka dhan ah PL?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 23, 2024Updated:May 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mar waxaa jirtay ay soo baxday xog sheegaysa in Nabadoono uu ku jiro Xarago Lacag loosoo marsiiyay dhanka Dhulka,taasoo loogu talagalay khalkhal gelinta amniga Bosaso,iyaduna wa beenowday.

    Kooxda Aaran-shaydaan?

    Maxamuud Shido Ninka la yiraahdo Geel uu Dhaqday,ayuu inta badan wakhtiga ku qaataa,waxaana jirtay Deni in uu dhowr jeer isku dayay xiriir in uu la sameeyo,waase usuuroobi wayday,sidaan xogta ku helay.

    Xasan Shire Wadanka,waa ka guuray oo Masar,ayuu Qoysaskiisa dajistay,wuxuuna Xamar ujoogay Visa iyo hawsheeda.

    Cali Xoosh,xiriir,ayuu lasoo sameeyay Deni magacaabistiisa kadib,balse ma suuroobin in ay isfahmaan,sida aan xogta ku helay.

    Ilmo Diyaano?

    Khatar kuma ahan PL xiligan mana jirto Gacan kale oo ay ku xiran yihiin oo soo dhexmari karta.

    Magacaabista Asad ee Taliska Booliska B&K waxay Ilo muhiim ah ii xaqiijisay in ay tahay War Suuq,balse way kala cadaan doontaa Maalinka Beri ah.

    Gaas iyo Cali Xaaji?

    Gaas si cad,ayuu ubeeninayaa in Safiir laga dhigayo Ababa uuba Safiir ka dalbaday Xasan shiikh.

    Cali Gudiga lagu daray PL khatar kuma ahan mana leh macno ka weyn in abaal celin looga dhigayo hadaladii uu jeediyay xiligii doorasahada Xasan.

    Khatar Siyaasadeed iyo mid amni oo ka imaanaysa Xamar xiligan oo PL ku wajahan majirto.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.