Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xasan iyo Ismaaciil makaga adkaan karaan Deni iyo Muuse hujuubka Siyaasadeed ay kusoo qaadeen?
    Puntland

    Xasan iyo Ismaaciil makaga adkaan karaan Deni iyo Muuse hujuubka Siyaasadeed ay kusoo qaadeen?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 12, 2024Updated:July 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa bilowday hardan cusub oo ka dhex jira Afarta hogaamiye ee Somalida Geeska Afrika ee kala ah…

    1.Deni.

    2.Muuse.

    3.Xasan.

    4.Ismaaciil Geelle.

    Loolanka cusub,waxaa wada oo soo qaaday Xasan iyo Ismaaciil,waxayna isticmaalayaan Mucaaradka Labada Nin ee Deni iyo Muuse.

    Mucaaradka Deni,waxaa layskugu geeyay Xamar,iyadoo laga xaajoonayo 2026 Xildhibaanada PL kasoo baxaya sidii Deni loogu qabsan lahaa.

    Halka Mucaaradka Muuse layskugu geeyay Jabuti,iyadoo laga arinsanayo sidii loo fashilin lahaa Maamulka Muuse.

    Hadaba su’aasha lays waydiinayo,waxay tahay..

    Yaa ku adkaan doona loolanka cusub?

     

    Halkan ka dhagayso Dooda Qodobkaas

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.