Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xasan Sh.oo baaqii wada hadal Ee PL uga jawaab celiyay dagaal Siyaasadeed
    Puntland

    Xasan Sh.oo baaqii wada hadal Ee PL uga jawaab celiyay dagaal Siyaasadeed

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa jawaab khaldan oo uu ka bixinayo baaqii PL ee ahaa si Wadanka loo badbaadiyo in lawada hadlo,waase ubaahnayn jawaabtiisa khaldan.

    Waxa uu Magacaabay intii uu islahaa xumaanta PL,ayay fududayn karaan.

    Waa tabtii iyo qorshihii Dowladii Carta lagu soo dhisay ay kula dhaqantay PL xilligii MW Cabdullaahi Yuusuf.

    Sidoo kale Dadkii,waagaas MW CabdullaahiĆ­ Yuusuf loo adeegsanay,ayaa Maantana Deni loo adeegsanayaa.

    Ujeedka baaqa PL ee wada hadalku,waa Sadex arimood oo kala ah……

    1.Shacabka PL in ay wax ogaadaan.
    2.Shacabka Somaliyed in ay wax ogaadaan.
    3.BC in ay aragto PL in aysan khilaaf wadin.

    PL,way gaartay hadafkii ay ka lahayd baaqeedii wada hadalka,waxaase bariiqday oo BC iyo Somalida waxgaradka ah ay aragtay nooca uu yahay iyo Qalbigiisa Xasan Sh.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.