Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh iyo Abiy Axmed oo kulmay
    Somalia

    Xasan Shiikh iyo Abiy Axmed oo kulmay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 29, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo booqasha rasmi ah ku maraya dalka Itoobiya,ayaa wadahadal la yeeshay Raysalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

    War ka soo baxay Xaafiiska raysalwasaaraha Itoobiya,ayaa lagu yiriโ€ฆ

    “In ay ka goโ€™an tahay sidi loo xoojin lahaa xiriirka Labada Dal,iyaga oo si gaar ah diiradda u saaray xasillonida geeska Afrika oo ay iska kaashadaan Labada Dal muhiimadda ay u leedahay, ” ayaa lagu yiri war ka soo baxay Xafiiska raysalwasaaraha Itoobiya.

    Sidoo kale Cabdulqaadir Cali Dige Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Somaliya,ayaa sheegay..

    “Raysal wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud waxyaabaha ay ka wada hadleen waxaa waaye sida xiriirka Labada Dal ee Somaliya iyo Itoobiya ee dariska ah ee Walaaltinimada ku dhisan loo sii xoojin lahaa Labada Dowladoodna ay isaga kaashan lahaayeen waxyaabaha iyaga saameynta ku leh,โ€.

    Booqashada Madaxweyne Xasan Addis Ababa ku tagay oo ahayd mid in badan la sugayey madaxweynuhuna wuu sheegay qorshaha inuu ugu jiray inuu Itoobiya booqdo balse sababa kala duwan awgood ay ugu suuragelin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.