Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo kusoo hungoobay Pentagon ?
    Somalia

    Xasan Shiikh oo kusoo hungoobay Pentagon ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 16, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne waa in State Department lagu soo dhoweeyaa balse Somaliya waxaa weli lagula dhaqmayaa xiriirka Amniga meeshii ay ahayd xiriirka Diplomaasiyadda.

    Kulankii Pentagon,waxuu Madaxweynuhu kaga dalbaday Maraykanka laba arimood oo kala ahโ€ฆ

    1.In laga taageero la dagaalanka argagixisada Somaliya.

    2.In lagala shaqeeyo Somaliya qaadida cunaqabataynta Hubka.

    Jawaabta Pentagon ay ka bixisay codsiyada Madaxweynaha,waxay ahaayeenโ€ฆ.

    1.La dagaalanka argagixisada,waxaa noo qaabilsan Laan gaar ah oo hoostagta Taliska Africom,waana ugudbinaynaa codsigaaga.

    2.Qaadida Cunaqabataynta waxay ubaahan tahay Olale,waxaana shaqadaas iska leh Wasaarada Arimaha Dibada.

    Kulanka,waxaa kala qaybgalay Madaxweynaha dhanka Somalida ahโ€ฆ

    1.Wasiirka Amniga
    2.Safiirka Somaliya ee Maraykanka.
    3.Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada.
    4.Agaasimaha Madaxtooyada.

    Qiimaynta guud”

    Kulankaas wax natiijo ah oo Somali macno usamaynaya kama soo bixin,taa badalkeeda bahdil maqaam ayay ku dareemeen Bulshada Somaliyed.

    Madaxweyne Xasan,waxuu hardan ugu jiraa in uu horumar ka sameeyo xiriirka dibada,waxuuse ilowsan yahay Siyaasadiisa gudaha oo aan guulaysan tiisa dibada in aysan miro dhal noqonayn.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.