Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xasan Shiikh oo uquusgooyay hankii DG Ee Khaatumo
    Puntland

    Xasan Shiikh oo uquusgooyay hankii DG Ee Khaatumo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaano kasoo jeeda Beesha Daarood,ayaa la kulmay MW Xasan Shiikh,waxayna kala hadleen dhawr Qodob oo kala ah…

    In ay aqoonsi siiso DFS Khaatumo.

    In RW xigeen 3-Aad la siiyo Beesha Daarood.

    MW Xasan,ayaa uga jawaabay dalabkii Xildhibaanada Beesha Daarood ee gaarayay 20-ka sida tan……

    1.Khaatumo meel laga Gacan qaban karo ma joogto ee bal heerka Galmudug soo gaarsiiya.

    2. ⁠Rayswasaare ku xigeen Labaad waxaan siinayaa Raxanweyn, idinkana mid Sadexaad idinma siin karo.

    3.Sababta aanan idin siin karin, waxay tahay Laba DG, ayaad leedihiin,sidoo kale Senetoro ka badan Dadka kale,ayaad haysataan.

    Dad badan,ayaa qaba in Xasan siiyay Jawaab halkeedii dhacday oo ku qotonta Dastuurka iyo waaqiciga Siyaasadeed ee Wadanka.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.