Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka
    Puntland

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shir,ayuu qabtay uu iskugu keenay kooxo isaga la socda oo ay ku jiraan barakacayaasha Siyaasadeed ee PL kasoo jeeda.

    Ujeedka Shirka uu uqabsaday,waa in uu helo wado fur uu kaga baxo hawshii uu waday kuna fuliyo fariintii BC.

    Xasan,waa gaaray tiisii,wuxuu dhex marsaday Dadkii Shirkaas iskugu yimid fariintiisii,wuxuuna diyaar uyahay Shirka BC abaabulayso,isagoo Dhulka dhigay….

    1.Dastuurkii.
    2.Doorashadii.

    Su’aalaha iswaydiinta mudan waxay yihiin….

    Maxay ka faa’ideen Shirka Ragii waa weynaa ee lahaa Culumada,Aqoonyahanka,Siyaasiyiinta iyo Dhaqanka ee PL ka aaday?

    Maxay ku lahaayeen Warmurtiyeedka?

    Maxay ku heleen weerarkii Afka ee ay ku qaadeen Deni?

    Ma waxay kaliya ahaayeen Makarafoon Xasan isticmaalayo??

    Maku qanacsan yihiin in Shirkii ay ka qaybgaleen kusoo dhamaado (Kuwa wax ah hawada hadlaan)??

    Ma deeqday (Idinku Xasan in aad la taliseen maqaamka ah ha idin Deeqo).??

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.