Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xil. Xasan Yare “Ma dakadihii Itoobiya la siiyay ayaa Miisaaniyada lagu maal-gelinayaa”+VIDEO
    Puntland

    Xil. Xasan Yare “Ma dakadihii Itoobiya la siiyay ayaa Miisaaniyada lagu maal-gelinayaa”+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaan Xasan Yare oo kamid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hadlay Miisaaniyadda Dowladda Federaalka ee 2020-ka oo maanta la hor-geeyay kulan wadajir ah oo ay yeesheen Labada Gole ee Baarlamaanka.

    Xildhibaan Xasan Yare ayaa sheegay in Miisaaniyadda uu ku jiro tuhun fara-badan oo ku aadan qaab loo qorsheeyay iyo halka lagu bixinayo, isagoona si gaar ah u xusay Lacag gaareysa 340-Milyan oo dollar, taas oo ugu jirta Odaraska Miisaaniyadda 2020-ka in lagu bixinayo Is-dhexgalka Geeska Africa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.