Waxaa Maanta Dalka Canada ku geeriyoodey Xildhibaan hore Cawad Axmed Casharaย oo ka mid ah xildhibaanadi Dowladdiiย fadaraalka KMG ahayd ee Soomaaliya.
Waxaa sidoo kale uu kamid ahaa Cawad Axmed Casharo dadkii qeyb muhim ah ka ahaa dhismihii Dowladda Puntland ee la Aas-asaasey 1998,isagoona marki ugu horeysay ka noqdey Wasiirki Wasaaradda Waraafinta Puntland.