Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xildhibaan Kuluc “Sharci ma aheyn Xeerkii uu meel-mariyay Baarlamaanka Puntland” (VIDEO)
    Puntland

    Xildhibaan Kuluc “Sharci ma aheyn Xeerkii uu meel-mariyay Baarlamaanka Puntland” (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 13, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muranka ka taagan wax-ka-beddelkii lagu sameeyey Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada Puntland ayaa sii kordhaya iyada oo ay ku kala qaybsameen xildhibaannada Baarlamanka.

    Xildhibaan Axmed Kuluc oo kamid ah Golaha Wakiillada, isku deegaannada laga soo doorto Guddoomiyaha Baarlamanka oo u hadlay xildhibaannada qaadacay wax-ka-beddelka Xeer-hoosasd ayaa BBC u sheegey: “Sida wax u dheceen waa sharci-darro, sharcina looma marin wax-ka-beddelka;qodobka ah in aan ku dhacayno 44 cod, wuxuu toos uga hor imanayaa Dastuurka waxkasta oo dastuurka ka horyimaaddana waa waxba kama jiraan”.

    Xildhibaanka ayaa intaas ku daray “Waddanku maxkamad ayuu leeyahay iyadaana lagu kala baxayaa sidii dhawaanba dhacday”.

    https://www.youtube.com/watch?v=PvttE0Z3hUw

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.