Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xildhibaanada laga soo doorto PL Ee Fadaraalka oo taageeray Doorashada JL
    Puntland

    Xildhibaanada laga soo doorto PL Ee Fadaraalka oo taageeray Doorashada JL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhiaanada PL kasoo jeeda ee Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya,ayaa soo saaray War ay kaga soo horjeedaan qorshaha Xasan Shiikh.

    6-Qodob ayay dul istaageen oo kala ah……

    1.Waxay cadeeyeen in ay aqoonsan yihiin Dastuurka KMG Fadaraalka ee laysku raacsan yahay,kana soo horjeedaan wax ka badalka halka dhinac ah.

    2.Waxay cadeeyeen Sharciyada la marinayo Baarlamaanka ee baalmarsan Xeerarka in aysan aqoonsanayn.

    3.Waxay cadeeyeen in ay ku garab siinayaan JL qabsashada Doorashadeeda.

    4.Waxay ka digeen xasiloonidarada iyo faragalinta ka dhanka ah Maamulada JL iyo PL.

    5.Waxay uga digeen DFS mudo kororsiga Sharcidarada ah ee ay usocoto,isla markaana ay gelinayso Dowladaha Xubnaha ka ah DFS.

    6.Waxay uga digeen DFS Siyaasadaynta Mashaariicda horumarineed.

    Xildhibaanada soo saaray Warkan,waxay ka kooban yihiin 26-Xubnood,taasoo ka dhigan kala bar Xubnaha laga soo doorto PL.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.