Baarlamaanka xorta ah,waa madal la helay oo udiyaarsan in ay noqoto fadhi yeesha Gudoon oo matalaada Dalka qaybtooda qaata.
Si kale hadii loo dhigo Baarlamaan kala qaybsan oo 50 Xildhibaan laga ganaaxay,waxa kasoo baxa macno ma yeelanayaan.
Baarlamaanka xorta ah ee lagu dhawaaqay,wuxuu ku filan yahay Laba Qodob….
- In wax walba oo kasoo baxa Aqalka Baarlamaanka ee Xasan u Afduuban aysan sharciyad lahayn.
- In la helay qayb Dowlada ah oo Xasan lagula diriro.
In uu dhismo Baarlamaan Labaad ,waxaa sababay maarayn xumada siyaasadeed ee Xasan Shiikh.




