Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xisbiga Mideeye oo ku guulaystay Duqa Bosaso
    Puntland

    Xisbiga Mideeye oo ku guulaystay Duqa Bosaso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    U Doorashada masuul kasoo jeeda Xisbiga Mideeye ee Mucaaradka ah Duqa Magaalada Ubucda u ah Ganacsiga Puntland ee Bosaso,waxay xaqiijinaysaa in Dimuqraadiyada PL tahay hanaqaad xor ah oo ku dayasho mudan.

    Waxaa markhaati ka noqday oo qiraya kuwii dhaliili jiray oo ku doodi jiray Dalkan Digtatooriyad,ayaa ka jirta.

    Hanbalyo,waxaan rajaynayaa in uu noqdo Duq ka faa’idaysta fursadaha horyaala oo Bosaso bilicdeeda iyo amnigeeda wax badan ka qabta.

    Bosaso,waxay haysataa Maanta fursado waa weyn….

    1. Waxaa dul fadhida awoodii Dowlada oo laga faa’idaysan karo.
    2. Miisaaniyad fiican.
    3. Daamur deeq ah.
    4. Amnigii oo fariistay.

    Kaliya,waxay ubaahan tahay hogaan daacad ah oo karti iyo hal abuur leh.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.