Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Xisbiga Wadajir wuxuu bogaadinayaa go’aanka Baarlamaanka, wuxuuna ka xunyahay fursaddii uu Madaxweyne Farmaajo ka lumiyey shacabka Soomaaliyeee ee ahayd in ay dalka ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah, wuxuuna baaq u diray Raysalwasaare Rooble.