Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xog:-Beesha Caalamka oo Warqad adag uqortay Xasan Shiikh
    Puntland

    Xog:-Beesha Caalamka oo Warqad adag uqortay Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 14, 2025Updated:June 14, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BC,waxay Xasan uqortay Warqad adag oo Saxaafada laga qariyay.

    Warqadaas,waxay xanbaarsanayd erayo Luuqad adag loo isticmaalay,waxaana loo sheegay Xasan..

    ” In uu hakiyo Shirka 15- ka Bisha oo raadiyo PL,JL iyo Mucaaradka Saldhiga ay utahay Muqdisho,hadii kale oo uu kooxihiisa taabacsan iskugu keeno in uusan macno yeelan doonin”.

    Warqadan,waxaa loo qabtay 48- Saac in uu kaga soo jawaabo Xasan Shiikh ka hor inta uusan qaban Shirkaas.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.