Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xog:-Jihada dhabta ah Ee ka danbaysa isku keenida Madaxda Somalida?
    Puntland

    Xog:-Jihada dhabta ah Ee ka danbaysa isku keenida Madaxda Somalida?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 2, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirka wadatashiga Qaran,waxaa la oran karaa,waxaa ku dhawaaqay Maraykanka si dadban,sababtoo ah……

    1.Maraykanku,wuxuu la hadlay MW Deni,waxaana laga dalbaday in uu soo gudbiyo sida PL ka rabto Dowlad dhiska Somaliyed,kadibna,waxaa loo sheegay in uu udiyaar garoobo Shir Somalidu iskugu imaanayso.

    2.Maraykanku,wuxuu la xiriiray JL,Galmudug,KG iyo Hir-shabelle,waxaana la gaarsiiyay fariinta PL la gaarsiiyay.

    2.Safiirka Maraykanka,kan Ingiriiska iyo Wakiilka QM,waxay Xasan ku sugeen Garoonka Aadan-cade markii uu kasoo laabtay Turkiga,wakhti aan badnayn oo lala fadhiyay,waxaa farta laga saaray fariin oranaysa……” Qabo Shir wada tashi,waa diyaar Madaxdii DG-yada”.

    Shirkan,waa mid Siyaasadeed oo Diblomaasiyiinta Shisheeye soo diyaariyeen ayna rabaan in lagu badbaadiyo Dowladnimada sii lumaysa.

    Xasan Gacmihiisa,waa laga saaray talada,wax badana ma khaldi karo,isla markaana talo badan kuma leh,haduu isku dayo dabomaryayna,waxaa qaban doona Shirka oo ay uwareejinayaan Diblomaasiyiinta Shisheeye PL.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.