Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xog:-Maxaa ka socda gudaha Magaalada Laascaanood?
    Puntland

    Xog:-Maxaa ka socda gudaha Magaalada Laascaanood?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 5, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laascaanood 80% Dadkii,waa ka hor yimaadeen qorshaha Damjadiid ee loosoo dhiibay Aaran-jaan oo uu fulinayo Firdhiye.

    Qorshuhu,muxuu yahay?

    1. In la sameeyo maamul Magac uyaal ah oo la yiraahdo ( Sool & Sanaag).
    2. In maamulkaas lagu dhaco Xildhibaanada heer Fadaraal ee Gobolladaas.

    Dadka reer LC?

    Siyaasiyiintii,Garaadadii,Aqoonyahankii iyo Ganacsatadii si cad ayay uga hor yimaadeen qorshaha Damjadiid,waxayna qaateen Laba Qodob oo kala ah…..

    B. Doorashada hogaankeena xiligeeda,waa in ay ku qabsoontaa.

    T. Shir hadaan qabsanayso,wuxuu noqonayaa mid ku kooban Beesha Dhulbahante oo kaliya.

    5-ta Agoosto oo hada ay ka harsan tahay 30-Casho hadii Firdhiye ogolaan waayo tartan hogaanka ah,waxaa soo bixi doona ilaa 5- hogaamiye oo sheegan doona Sharciyad.

    WQ/Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.