Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xog:-Wada xaajood usocda Puntland iyo Itoobiya?
    Puntland

    Xog:-Wada xaajood usocda Puntland iyo Itoobiya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 11, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland iyo Itoobiya,waxaa usocda wada xaajoodyo muhiim ah.

    Qodobada ay kawada hadlayaan,waxaa ugu muhiimsan…

    1. Kastamka Tuurdibi.
    2. Taageero rasaas iyo Agab Ciidan.
    3. Iskuxirka & iswaydaarsiga xogaha.

    4.La-dagaallanka argagixisada.

    1. In itoobiya loo gacangaliyo Itoobiyaanka khatar ah ee lagu qabtay Buuraha Calmiskaad.
    2. Kordhinta Tababaradda Itoobiya siiso Ciidamada Daraawishta iyo Sirdoonka PISA ee PL.
    3. Kordhinta Deeqaha Waxbarasho ee Itoobiya ay siiso Ardayda reer Puntland.
    4. Ka qaybgalka Itoobiya ee duqeymaha Cirka ee lagu sifeynayo Argagixisada Daacish iyo Al-Shabaab ee Labada Calood.
    5. Booqashada Ciidamada dhaawaca ah ee ku jira Isbitaalada Itoobiya.
    6. Adeegsiga Itoobiya ee Dekaddaha Puntland si gaar ah Garacad.

    Weftiga PL ee ku sugan Itoobiya,waxaa hogaaminaya Mw Deni.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.