Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xog:-Xaafiiska QM ee Somaliya oo Awoodihiisa kor loo qaadayo
    Puntland

    Xog:-Xaafiiska QM ee Somaliya oo Awoodihiisa kor loo qaadayo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 12, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laba Qodob oo QM ay wado Todobaadkan in loo helo ajiibid,waxay uwanaagsan tahay Somalida.

    Labadaas Qodob,ayaa kala ah….

    1. In awooda Xaafiiska QM ee Somaliya oo Swan hogaamiyo kor loo qaado.
    2. In Miisaaniyad ka badan tii hore uqorshaysnayd la helo si loogu fuliyo awoodaha cusub uu yeelanayo Xaafiiska Swan.

    Qorshahan,waxaa gadaal ka riixaya Maraykanka iyo Ingiriiska,sida xoguhu sheegayaan.

    Tan,waxay ka dhigan tahay in Swan si buuxda unoqon doono Mw Somaliya oo QM 100% la hoos tagi doono.

    Iyadoo la diyaarinyay in Xaafiiska QM ee Somaliya awoodihiisa la yareeyo laguna soo koobo si la mid ah Wadamada kale ( Country Office) in dib u eegis lagu sameeyo oo kor loosii qaado,waxay la macno tahay Somalidu in aysan weli Siyaasad ahaan isku filnayn oo qaangaar ahayn una sii baahan tahay Gacanta QM.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.