Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xoghayaha Guud Ee QM Oo laga mamnuucay Israa’iil
    Puntland

    Xoghayaha Guud Ee QM Oo laga mamnuucay Israa’iil

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 2, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Israa’iil,ayaa Arbacada Maanta ah ku dhawaaqday in uusan soo geli karin Dalkeeda Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres “persona non grata”.

    Bayaan uu soo saaray, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israa’iil, Israel Katz, ayaa ku tilmaamay Guterres inuu yahay “Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, mid ka soo horjeeda Israa’iil oo taageera argagixisada.”

    Bayaan uu soo saaray Arbacadii, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israa’iil, Katz, ayaa ku dhawaaqay in Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay uu yahay (shakhsi aan halkan laga rabin) wsxs uuna raaciyay in Qofkii aan si cad u cambaareyn karin weerarka foosha xun ee Iiraan ay kusoo qaaday Israa’iil uusan mudneyn in uu Cagta soo dhigo dhulka Israa’iil.

    Katz waxa uu si gaar ah u dhaleeceeyay Guterres, isagoo ku eedeeyay siyaasaddiisu in ay ka soo horjeeday Israa’iil tan iyo bilowgii dagaalka.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.