Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xogo kala duwan oo kasoo baxaya Markabka Hubka ah Ee PL Gacanta ku dhigtay
    Puntland

    Xogo kala duwan oo kasoo baxaya Markabka Hubka ah Ee PL Gacanta ku dhigtay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Markabku,wuxuu kusoo aadan yahay Dekeda Bosaso Caawa ilaa Berri Subax haduu rabi idmo.

    Dowladu,waxay uxilsaartay Gudi Amni oo iskugu jira Madaxtooyada iyo Ciidamada Badda.

    Xogaha soo baxaya….

    SL,ayaa leh oo wuxuu ka yimid Taiwan,waa xog?

    Xasan Shiikh,ayaa leh oo wuxuu ka yimid Asarbajaan,waxaana Mw Deni xogta Hubka la wadaagay Sirdoonka Reer Galbeed,waana sababta uu uga baaqday Jigjiga,iyagoo diidan in Xasan Hubkaas u isticmaalo mudo kororsi?

    Hubkan,waxaa si gaar ah loogu talagalay Maleeshiyaad lagu diyaariyay Mudug iyo Gedo oo lagu weerari lahaa JL iyo PL,war kale,ayaa sheegaya?

    Turkiga,ayaa leh oo wuxuu ku socdaa Xerada tababarka Turkisom,waxaana Bosaso soo gaaraya Safiirka Turkiga Saacadaha soo socda?.

    Hubka xogtiisu,waxay si rasmi ah uxaqiiqoobi doontaa marka PL war kasoo saarto.

    Warar hordhac ah,ayaa sheegaya in Hubka uu ka kooban yahay……

    1.Beebayaal Sagaal ah.
    2.Baabuurta Gargaarka.
    3.Dabdamis.
    4.Qorayaha fudud.
    5.Rasaas.

    Si kastooy tahay dareenka Shacabka Puntland ka qabaan Hubka,waa in lala wareego jiho walba uu ka yimid,balse Dowladu ma qaadan karto dareenkaas oo waxay go’aamadeeda ku salayn doontaa qiimaynta siyaasadeed,amni iyo xiriir.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.