Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xubin Daacish ah oo isku soo dhiibay Ciidanka Puntland
    Puntland

    Xubin Daacish ah oo isku soo dhiibay Ciidanka Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 20, 2025Updated:January 21, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Caawa,waxaa isa soo dhiibay Xubin muhiim ah oo ka tirsanaa argagixisada.

    Ninkan isa soo dhiibay,ayaan weli Magaciisa la shaacin,balse,waxaa saamayn ku yeeshay oo xiriir la sameeyay Ehelkiisa.

     

    Xubintan,ayaa ah mid sare oo muhiim ah,waxa uuna xog ahaan ula wadaagay Ciidanka …

    (In argagixisadu diyaarisay Gawaari Anbalaas ah oo Dhiiqo marsan tahay oo ay ka buuxiyeen Qaraxyo).

    Anbalasyadan ayay u ekaysiiyeen kuwa Caafimaadka caadiga ah,waxayna uga gol leeyihiin in lagu khaldamo oo ay soo dhexgalaan Ciidanka iyo Shacabka.

    Sidoo kale,xogta laga helay Xubintaas,ayaa ah…

    (In argagixisadu isku urursatay Deegaamada Xarago iyo Unuun ee Toga-jeceel).

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.