Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xubin ka tirsan Daacish oo Maxkamada Ciidamada Muqdisho lasoo taagay
    Somalia

    Xubin ka tirsan Daacish oo Maxkamada Ciidamada Muqdisho lasoo taagay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 21, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Maxkamadda Darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida ee magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka soo muuqday Jaamac Xuseen Xasan oo lagu eedeeyay in muuqaalada uu u duubi jiray Kooxda Daacisho.
    ย 
    Eedeeynsane Jaamac ayaa lasoo qabtay sida Ciidamada amniga ay sheegeen asigoo aasayay Miino aga gaarka deegaanka Lafoole ee gobolka Shabeelaha Hoose 18- bishii Abriil ee sanadkaan.
    ย 
    Jaamac ayaa sidoo la sheegay in tan iyo sanadkii 2013 kii uu ka mid ahaa kooxaha Al-shabaab iyo Daacisho.
    ย 
    Waqti dheer kadib Guddoomiyaha Maxkamdda darajada 1-aad ee ciidamada qalaabka sida G/sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa soo xiray fadhigii maxkmadda, waxa uuna sheegay goโ€™aanka Maxkamadda ay dib ka soo saari doonaan.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    October 26, 2025

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.